Dhalinyaro badan oo fursado shaqo ka helay mashariic horumarineed oo ka socda Buula burde

0
314

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka socda mashaariic horumarineed oo dib loogu dhisayo xarumaha danta guud sida, xarunta degmada Buula burde, suuqa magaalada, iyo garoonka kubadda cagta.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Buula burde ayaa soo dhaweeyay mashariicdan horumarineed iyagoo sheegay in sidoo kale fursado shaqo ay ka heleen dhalinyaro badan.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here