Dhalinyaro is xilqaantay oo Baladweyne ka bilaabay qorshe lagu ciid siinayo caruurta danyarta

0
322
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha ururka wacyi gelinta bulshada iyo horumarinta gobolka Hiiraan Cabdirashiid Faarax Cabdi ayaa Radio Beerlula u sheegay inay bilaabeen qorshe lagu ciid siinayo caruurta danyarta iyo kuwa agoonta ee ku nool magaalada Baladweyne, si ay uga qeyb qaatan farxada ciida.

Cabdirashiid Faarax Cabdi ayaa ka codsaday cid kasta oo wax heysata inay ka qeyb qaatan ciid siina caruurta danyarta.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here