Dhalinyaro is xilqaantay oo deeq raashin ah u qeybiyay dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool degmada Kaxda

0
328
Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 40 Qoys oo danyar oo ku sugan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa ka faa’ideeystay deeq raashiin ah oo ay bixiyeen dhalinayro Soomaaliyeed oo qurbo joog ah kuna midoowday Gooldhan Famali.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here