Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad ganacsi.

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad ganacsi iyagoo magaalada ku iibiya dharka nuucyadiisa kala duwan.

Magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho ayeey inta badan ka keensadaan dharka waxaana aay sii saartaan lacago dheeri ah si aay uga helaan nolol maalmeed ku filan .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here