Dhaqaatiirta Baladweyne oo waalidiinta ugu baaqay in caruurtoda ka ilaaliyaan isticmaalka biyaha webiga shabeelle.

0
318
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa shacabka degan magaalada  uga digay isticmaalka biyaha webiga shabeelle maadaam midabka iyo dhadhanka biyaha ay isbedeel islamarkana laga yaabo inay cuduro ka dhashan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here