Dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Hargeysa oo xariga laga jaray

0
334

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bixi Cabdi ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka magaalada Hargeysa.

Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Xassan Ismaaciil Yuusuf iyo  agaasimaah guud ee isbitaalka Hargeysa Axmed Cumar Askar ayaa ka waramaya qeybaha iyo adeegyada lagu soo kordhiyay isbitaalka.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa u mahad celiyay cid kasta oo gacan ka geystay dhismaha lagu soo kordhiyay isbitaalka magaalada Hargeysa.

Kowsar Khalif Cali ayaa warbixintan noo heysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here