Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobalka Hiiraan oo ka shanaayo Xafiiska howgalka tageerada Qaramada Midoobay ee soomaliya UNSOS ayaa dib u dayac tir ku bilaabay qeeybo kamid ah garoonka diyaaradaha ugaas khaliif ee Magalada Baladweyne.
Ololahan dib dayac tirka garoonka diyaaradaha ugaas khaliif ee magalalada Baladweyne waxa si gaar ah looga sameeyay dhabaha aay kusoo dagaan diyaaradaha oo xiligan ka muuqdo burbur xoogan.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player


