Diyaarad dagaal ah oo macmal ah oo lagu soo bandhigay Cadaado

0
409

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo bandhigay diyaarad nuuca dagaalka oo uu sameeyay Axmed Cumar Sahal.

Inkastoo diyaaradan aysan aheyn mid duuleysa haddana muddo ayay ku socon karta dhulka, waxana lagu xardhay calanka Soomaaliya islamarkana lagu qoray  ciidamada cirka ee Soomaaliya.

Axmed Cumar Sahal ayaa ka waramaya waxyabaha ay ka kooban tahay diyaaradan iyo sababta ku dhalisay.

Prof Cabdikariin maxamed xirsi oo ka mid ah maamulka hay’adda waxbarashada iyo horumarinta Iftiin ayaa  bogaadiyay hal abuurkan uu sameeyay Axmed Cumar Sahal.

Sacdiyo Maxamed Maxamuud ayaa warbixintan noo heysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here