Dood cilmiyeed ku saabsan ilaaalinta qoondada haweenka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
249

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay dood cilmiyeed ku saabsan doorka culuma udiinka iyo odayaasha dhaqanka ay ku lee yihiin xaqiijinta qoondadka haweenka ee boqolkiiba 30 ee doorashada soo socota, ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan dowladda,guddiga doorashooyinka qaranka, ardeyda jaamacaddaha, culumaaudiin iyo madaxda xarunta cilmi baarista iyo horumarinta aadanaha oo soo qaban qaabisay dood cilmiyeedkan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here