Fursado ganacsi oo laga helay xili roobaadka magaalada Baladweyne.

0
341
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ganacsatada magaalada Baladweyne ayaa suuq u helay kabaha la gashto xili roobaadka iyadoo markii hore aysan jirin  cid ka iibsata.

Roobabkii guga oo ka curtay magaalada Baladweyne iyo deegannada gobolka Hiiraan ayaa dad badan ku kaliftay inay iibsadan kabahan oo inta badan lala dhaxmaro goobaha dhiiqda islamarkana aysan wax ka dhimin.

Qaar kamid ah Ganacsatada  kaba ku iibisa magaalada baladweyne ayaa radio beerlula u sheegay in xiligan bulshada aay aad ugadanayaan Kabahan

Sidoo kale qaar kamid ah shacabka magaalada baladweyne ayaa sheegy in kabahan aay faa,ido badan u leeyihiin  iyagoona sheegay in qiimaha kabaha uu sara kac ku yimid.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here