Fursado shaqo oo abuurteen qaar ka mid ah haweenka Baladweyne

0
589

Baladweyne(Radio Beerlula)- Si noloshooda u mareeyaan haween badan oo ku nool magaalada Baladweyne
ayaa abuurtay ganacsi yaryar oo nolosha reerka ka dabarSi noloshooda u
mareeyaan haween badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay
ganacsi yaryar oo nolosha reerka ka dabaran.

Qaar ka mid ah haweenkan oo iibiya maacuunta lagu isticmaal guryaha ayaa
radio Beerlula uga waramay xirfaddan ay abuurteen iyo sida nolosha
qoyskooda uga mareeyaan.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here