Gaari lagu farsameeyay magaalada Baladweyne oo la soo bandhigay.

0
199

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maxamed Maxamuud Muumin oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa farsameeyay gaari laga sameeyay biro, cagaha baaskiilada iyo matoor kuwaasi oo laga soo aruuriyay magaalada iyadoo loo isticmaalay alxan iyo farsamooyin kale.

Gaarigan ayaa leh marsho,isteerinka laga wado gaadiidka ,cago iyo waxyaabe kale, waxana qaab ahaan u eeg yahay baabuurta yaryar ee loogu talo galay dadka baahiyaha gaarka qaba.
Maxamed Maxamuud ayaa ka waramaya qaabka uu gaarigan u sameeyay .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim