Ganacsatada Baladweyne gaar ahaan haweenka oo dhibaato ku qaba isticmaala lacagaha taleefonnada la iskaga diro

0
357

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haweenkan oo inta badan iibiya macuunta lagu isticmaalo guryaha ayaa dhibaato badan ku qaba isticmaalka lacagaha taleefoonnada la iskaga diro, maadaam magaalada Baladweyne aysan ka socon lacagta shilinka Soomaaliga muddo labo sano ka badan.

Isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga  ayaa sidoo kale sameyn ku yeelatay ganacsigadooda sida ay radio Beerlula u sheegeen qaar ka mid ah haweenkan.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here