Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliya iyo wasaaradda maaliyadda oo loo xiray musuq maasuq

0
311

Baladweyne(Radio Beerlula)-Taliyaha hoggaanka laanta canshuuraha ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Janaraal; C/llaahi Xasan Bariise, ayaa sheegay in ay haatan socoto baarista dembiyo ku saabsan musuq iyo wax is daba marin lagu helay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda maaliyadda iyo Ciidankaa Booliska oo loo xiray wax isdabamarin.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here