Ganacsatada Kalluunka ku iibiya Muqdisho oo codsaday in qalabka laga caawiyo

0
329

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qaar kamid ah ganacsatada iibiya kalluunka ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa hay’adaha deeqda bixiyasha ka codsaday in laga caawiyo qalabka lagu jilaabto kalluunka Bada, sidoo kale kalluumeystada ayaa codsaday in garab laga siiyo sidii ay ku heli lahayeen goobo lagu keydiyo kalluunka soo hara.

Cabdulqaadir Cumar Ibraahim ayaa warbixintan noo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here