Ganacsato shaqo Abuur u sameeyay dhalinyaro badan oo horay shaqo la’an ugu ahaa Baladweyne

0
407
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 146 Dhalinyaro ah aya Shaqa Abuur ka Helay fursado ganacsi oo magaalada Baladweyne ka hirgeliyeen ganacsato isku tagtay.

Ganacsatadan ayaa hirgeliyay maqaayadaha Goodir iyo giri oo ku kala yaalla xaafaddaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here