Garoonka kubadda cagta Laqanayo ee Baladweyne oo olole nadaafadeed laga sameeyay.

0
437

Balaweyne(Radio Beerlula)- Ururka midnmida Hiiraan ayaa olole nadaafadeed oo qashinka iyo geedaha kabaxay looga jarayo kasameeyay garoonka kubada cagta  ee laqanyo ee magaalada beledweyne.

Ololahan nadaafadeed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha olombikada gobolka Hiiraan Cali Maxamed Cabdi Raaxooy iyo gudoomiyaha ururka midnimada Hiiraan  Cabdi Muumin Cilmi iyagoo  si wada jir ah u sheegay in  ololahan  looga goleeyahay  sidii garoonka  loogu  qaban lahaa tartamo isboorts.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here