Go’aankii wasiirka waxbarashada Somaaliya uu ku joojiyay imtixaankii qaran oo laga tageeray Baladweyne.

0
411

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka , macalimiinta iyo ardeyda wax ka barata   Iskuulka  Mujamac ayaa isku afgartay in ay dib u galaan aradeyda sanadkaan qalin jibineysa imtixaankii ay joojisay wasaarada waxbarashada dowlada soomaaliya kadib markii la helay qish ku saabsan imtixaanka.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here