Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho maanta ku ansixiyay labada hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed iyo Hindise sharciyeedka sharciga dakhliga canshuuraha.
Labadan Hindise sharciyeed ee la horkeenay Golaha Baarlamaanka shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa ansixiyay 139xildhibaan iyo 138 xildhibaan sida ay u kala horeeyaan.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player


