Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mootooyinka Bajaajta

0
193

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada kaasoo lagu ansixiyay ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mooto Bajaajta.

Qaraarkan oo ka kooban shan qodob ayaa waxaa ka mid ah inaan dalka la soo galin karin mootooyin cusub oo kuwa bajaajta, inaan qof 18 sano ka weyneyn aan la siin karin leesinka wadadista mootada iyo qodobo kale waxana sharaxaya afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.