Xarunta xanaanada xoolaha ee magaalada Rako oo xariga laga jaray

0
173

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka Puntland Maxamad Cabdulaahi Axmed ayaa xariga kajaray xarunta daweynta xanaanada Xoolaha deegaanka Rako ee gobolka kar-kaar

Waxaa goob-joog ahaa madasha xarig jarka Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland Maamulka gobolka Kar-kaar iyo mas’uuliyiinta deegaanka Rako ee gobolka kar-kaar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.