Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Hormarinta Biyaha Iyo Qeyraadka Maamulka Somaliland ayaa gobolka Gabiley ka dhagax dhigtay dhaam Biyood kaasi oo laga hargaliyay deegaanka Boodhlay ee gobolka Gabiley.
Munaasabadaan dhagax dhiga waxaa ka qayb galay xubno kasocday wasaaradda Horumarinta biyaha maamulka Somaliland wasiiro maamulka gobalka Gabiley iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.
Audio Player

