Guddiga doorashada Jubbaland oo laamaha ammaanka iyo shacabka ka codsaday adkeynta ammaanka

0
366

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha guddiga xuduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland Xamsa Cabdi Bare ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay kala hadleen sugidda amniga inta lagu guda jiro doorashooyinka.

Xamsa Cabdi Bare ayaa shacabka Kismaayo ku booriyay inay ciidamada ammaanka kala shaqeeyaan sugidda amniga islamarkana ay soo dhaweeyaan dadka imaanaa Kismaayo inta doorashada lagu guda jiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here