Hal abuur ganacsi oo cusub oo laga hirgeliyay Kismaayo

0
413

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shamso Maxamed Yuusuf oo ka mid ah haweenka ku nool magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ayaa sameysatay  Goob lagu sharaxo gaadiidka aroosyada galbiya

Waana Hal abuur ganacsi  oo ku cusub magaalada Kismaayo.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Kismaayo ayaa soo dhaweeyay hal abuurka ganacsi ee ay sameysatay Shamso Maxamed Yuusuf si nolosha qoyskeeda ay uga mareyso.

Warbixintan waxaa noo heysa Kowther Khalif Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here