Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkaan oo ku nool kaamka Silig ee magaalada Garowe ayaa ka cabanaya caafimaad daro iyo daryeel la aan soo wajahdo xiliga dhalmada taasi oo sabab u noqota ineey dhiig baxaan
Kaamka Saliga oo kamid kaamamka ku yaalo magaalada garowe ayaan lahayn goob caafimaad oo lagu daryeelo Hooyada iyo dhalaanka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.