Haween ganacsiyo yaryar oo noloshooda ku mareeyaan ka furtay Baladweyne

0
398

Baladweyne(Radio Beerlula)-Haween badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameystay xirfad noloshooda ay ku mareeyaan iyadoo qaarkood hareeraha wadooyinka magaalada Baladweyne ay ka furteen ganacsiyo yar yar oo nolosha ku dabaran.

Qaar ka mid ah haweenkan oo la hadlay radio Beerlula ayaa sheegay inay ku qanacsan yihiin shaqadan islamarkana ay ka dabaran nolosha reerkooda.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Baladweyne ayaa soo dhaweeyay xirfadahan ay abuurteen haweenka ganacsiyadda yar yar ka sameystay hareeraha jidadka Baladweyne.

Sacdiyo Maxamed Maxamuud ayaa warbixintan noo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here