Haween kismaayo oo hirgaliyay Xarun lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo Dhaqanka Soomalida

0
206

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool magaalada Kismaayo ayaa u istaagay soocelinta dhaqanka Soomalida iyaga oo magaalada kismaayo ka hirgiliyay xarun lagu ilaaliyo alaabaha dhaqanka

Inta badan xaruntan ayaa waxaa udhameystiran agabka hidaha iyo dhaqnka ay Soomalida laheyd sida dhiisha xaarinka mooyaha iyo kasha filiqa falkda iyo alaabo kale.

warbixintan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.