Haween ku nool Baladweyne oo bilaabay inay qabtan shaqooyin horey u qaban jireen ragga.

0
330

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haween badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inay qabtan shaqooyin horey loogu bartay inay qabtan ragga taasoo ah dhisida guryaha.

Dhibaatooyin badan ayay kala kulman haweenka basle waxay dadaal ugu jiran sidii nolosha reerkooda ay u mareyn lahayeen.

Qaar ka mid ah haweenkan ayaa Radio Beerlula u sheegay in lacagaha ay ka helan dhisida guryaha  ay ku dabaran nolosha reerkooda, islamarkana caqabado kala duwan kala kulman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here