Haween ku nool Baladweyne oo isku xilqaamay badbaadinta iyo soo noleynta aalabaha hiddaha iyo dhaqanka.

0
658

Baladweyne(Radio Beerlula) Haween  ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa isku xilqaamay badbaadinta iyo soo noleynta alaabaha hiddaha iyo dhaqanka.

Haweenkan ayaa alaabaha hiddaha iyo dhaqanka ay sameeyaan ka mareeya nolosha qoyskooda.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here