Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo amar ku soo rogtay jaamacaddaha dalka

0
295

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa ku amray jaamacaddaha dalka  in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka.

Cabdulahi Goodax Barre ayaa sheegay inay kula xisaabtami doonaan jaamacaddaha islamarkana ay ku kormeeri doonaan fulinta go’aankan.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here