Haweenka ganacsatada yar-yar ku leh Hargeysa oo loo qabtay tababar wacyi-galin ah oo ku saabsan cudurka HIV/AIDS-ka.

0
102

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ururka Xakamaynta HIV-ADIS ee Soomliland ayaa Tababar wacyi-galin ah u qabtay qaar kamida haweenka ganacsatada yar-yar ee magaalada hargeysa.

Tababarka ayaa waxa uu  ku saabsanaa xakameynta HIV-ADIS iyo sidii looga hortagi lahaa halistiisa.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan