Hay’adda NIRA oo daah furtay saddex nidaam oo saldhig u ah Kaabayaasha Dhijitaalka ah

0
198

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay adeegga kaabayaasha dhijitaalka ee Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA).

Munaasabadda lagu daah furayay nidaamkan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, maareeyaha NIRA, wasiiro, xildhibaano , xubno ka socda bangiyadda gaarka loo leeyahay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here