Higuain Oo Maanta Jimcaha Dhamestiro Doona Ku Biiritaanka Kooxda Chelsea

0
388

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda Ac Milan Ayaa Ugu Dambeyn Aqbashay Inay Higuain U Ogolaadaan Ku Biiritaanka Kooxda Chelsea Sida Ay Haatan Daabacayaan Wargeesyada ka soo Baxa Gudaha Talyaaniga.

Sarri ayaa ugu dambeyn Jebinaayo Xeerka u yaala Kooxda Chelsea Tasoo ahayd in aysan kooxda Xidigaha 30-sano jira aysan Wax hishiis ah aysan ka saxiixin.

Higuan ayaa galabta soo gaaraya magaalada London si uu u dhameystiro ku biiritaankiisa Kooxda Chelsea tasoo La Rajeynaayo Isla Galabta In ay Shaaciyaan Saxiixa Xidiga Reer Argentina.

8-Milyan Ayauu Mushaar ahaan U Qaadan Doonaa Sanadkii Tasoo ah Mushaarki la Mid ah midka uu ka qaadanaaye kooxda Ac Milan.

36-Milyan Oo Yuuro Ah ayay Chelsea Ku Qaadaneysaa Xidigaan Asagoo Badal U Noqonaayo Morata oo Isn La Rajeynaayo In Uu Amaah ku aado kooxaha Dalkiisa Ka dhisan.

Higuain ayaa xeran doona numberka 9aad ee kooxda Chelsea kasoo haatan firaaqo ah tan iyo markii uu iska badalay Morata.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here