Hooyooyinka Soomaaliyeed oo laga dalbay inay joojiyaan gudniinka lagu sameeyo gabdhaha.

0
332

Baladweyne(Radio Beerlula)- Drs Maryama Daahir Calasoow oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgala isbitaalka faaruuq oo ku yalla xaafada hoowladaag ee magaalada baladweyne islamarkana dhawaan ka timid magaalada Muqdisho oo u warantay Radio Beerlula  ayaa  hooyooyinka soomaliyeed ka dalbatay ineey gabdhahooda ka ilaaliyaan gudniinka fircoona.

Guddniinka fircooniga ayay sheegtay inuu a caqabado kala duwan kala kulman haweenka xiliyada dhalmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here