Horudhaca ; Kooxaha Beledweyne City iyo Holac

0
88

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaari doona kooxaha Kooxaha City iyo Holac kuwaasi oo qeyb ka ah tartanka kubadda cagta Ramadaanka ee Baladweyne.

Kulanlkan ayaa ah kulankii 3 aad ee laga ciyaaro tartankan waxaana koox kasta ay isku diyaarineeysaa sidii guul ay uga soo hooy lahaayeen.

Ciyaarta ayaa lagu ciyaari doona Garoonka Buula-xaableey iyadoo ciyaarta bilaaba doonto 4;30 pm