Horudhaca: xogta kulanka galabta ee Iftin iyo Dalxiiska

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta waxaa ku wada ciyaari doona kooxaha Iftin iyo Dalxiiska kuwaasi oo qeyb ka ah tartanka kubadda cagta Ramadaanka ee Baladweyne.

Kulanlkan ayaa kamid ah kulamada ugu adag ee tartanka waxaana koox kasta ay isku diyaarineeysaa sidii guul ay uga soo hooy lahaayeen.

Ciyaarta ayaa lagu ciyaari doona Garoonka Buula-xaableey iyadoo ciyaarta bilaaba doonto 4;30 pm