In ka badan 110 arday oo bartay luuqada Carbiga oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Burco.

0
35

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 110 Arday oo bartay luuqada Carabiga kana aflaxay macadka macaarif ayaa munaasibad loogu qabtay Magaalada Burco.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka macadka Bahda Waxbarashada Waalidiin , Macalimiin , Ardayda loo qaybtay Munaasabada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.