Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Kismaayo xarunta gobolka jubadda hoose ayaa lagu qabtay munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayay 114 arday oo baratay Qur’aanka Kariimka ah, islamarkana ka aflxay machadka Cayduruus.
Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay wasiir ku xigeenka wasaarada Cadaalada diinta iyo awqaafta , waalidiin, macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.