In ka badan 200 ruux oo ku nool Baladweyne oo afur loo sameeyay.

0
349

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha ururka wacyi gelinta bulshada iyo horumarinta gobolka Hiiraan Cabdirashiid Faarax Cabdi ayaa radio Beerlula u sheegay in in ka badan 200 ruux oo ku nool Baladweyne  ay u sameeyeen afurin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here