Maamulka degmad Baladweyne oo ganacsatada iska leh maqaayada ku amray inaysan furin maalintii inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan

0
359
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Axmed Ibraahin food cade oo la hadlay  Radio Beerlula ayaa  ganacsatada leh maqaayada ku amray in aysan furin Karin maalintii inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Maxamed Axmed Ibraahim Food Cadde ayaa sheegay in cidii lagu arko iyada oo raashin bisil  iibineysa xiliga maalintii ah talaabo laga qaadi doono.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here