In ka badan 50 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Universal ee Baladweyne.

0
320

Baladweyne(Radio Beerlula)- in ka badan 50 ardey oo dhameystay barashada luuqada Ingiriiska islamarkana ka baxday iskuulka Universal ayaa munaasabadda loogu qabtay Hotelka Kaamiil ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here