In ka badan 60 ardey oo dhigata dugsiyada sare ee Baladweyne oo loo furay tababar ku saabsan qaabka loo diyaariyo imtixaanka

0
441
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tababarkan oo soco doona mudo 30 cisho ah waxaa ka qeebgalay inkabadan 60 arday oo dhigata dugsiyada sare ee magaalada Baladweyne waxaana inta uu socdo tababarkan lagu baran doona qaabka loo diyaariyo imtixaanada dugsiyada sare.

Tababarkan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka iyo macalimiinta machdka cilmi baarista iyo daraasaadka ee Himilo oo ku yaala magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here