In ka badan 70 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Ramadaan ee Baladweyne

0
284
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabaddan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen 70 ardey oo ka baxday iskuulka Ramaadaan ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here