in kabadan boqol arday oo fursado waxbarasho ka helay madrsada Cabdulaahi Bin-cumar ee Baadweyne.

0
136

Baladweyne(Radio Beerlula)-In ka badan 100 ardayda ayaa fursado waxbarsho oo lacag la,aan ah ka helay madarsada hoose iyo dhexe ee Cabdullaahi binu cumar ee magalada Baladweyne

Ardayda heshay fursadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.