Isku aadka Nus Dhamaadka (Semi Final) FA Cup oo lagu dhawaaqay

0
343

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa si rasmi ah loo sameeyay isku aadka nus dhamaadka ama Semi Final-ka FA Cup ayadoo afar naadi kaliya isku soo hareen.

Marka hore aan idin xasuusino kooxaha wareega 8-aad kasoo gudbeen iyo natiijooyinka ay heleen kulamadii Sabti iyo Axad la cayaaray:

Watford 2-1 Crystal Palace

Swansea City 2-3 Man City

Wolves 2-1 Man United

Milwall 2-2 Brighton (4-5 rigoorayaal Brighton ayaa kusoo baxday.

Isku aadka Semi Final-ka FA Cup-ka sida loo sameeyay fadlan hoos kaga bogo:

Manchester City v Brighton

Watford v Wolves

Kulamadan waxaa la cayaari doonaa 6 & 7 April sida FA-ga ay shaaca ka qaadeen waxaana lagu cayaari doonaa labada kulan garoonka Wembley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here