Isku dadka kooxaha -Tartanka bisha Ramadaan ee Baladweyne

0
105

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tartanka bisha Ramadaan ee Baladweyne ayaa isku aadkiisa la soo saaray iyadoo galabtana lagu bilaabi-doono kooxaha FC Fiiltaro iyo FC ileeys.

Halkan ka aqriso sida kooxaha isugu aadeen.

FC Fiiltaro VS FC ileeys

FC Kooshiin Vs FC Waaberi

FC Beledweyne City Vs FC Holac

FC October VS FC Darusalam

FC Alba Vs FC VIP

FC Horsed VS FC Bulaxaabley

FC Dhagax Jabis Vs FC GAADIIDKA

FC Ciisediin Vs FC Labka

FC Sikoomba Vs FC Midnimo

FC Dalxiiska Vs FC Iftiin