Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dagmada Bardaale ayaa laga daahfuray iskuul cusub oo lagu baran doono xifadaha gacnta iyo qaar kamid ah maadooyinka kale sida engilshka xisaabta Soomaliga iyo Caafimadka.
Waxaa madasha lagu daahfurayay goobjoog ahaa maamuladsa iskuulada bardaale waxgarad iyo mudan kale oo lagu casuumay.
waxa soo jeedinya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


