Isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga oo sameyn ku yeelatay ganacsiga Baladweyne.

0
284

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shilin Somaali la’aanta ka jirta magaalada Baladweyne  ayaa sameyn weyn ku yeelatay dadka muruq maalka iyo guud ahaan goobaha ganacsiga ee magaalada.

Sidoo kale dadka sameynta ku yeelatay shilin Soomaali la’aanta ayaa waxaa ka mid ah dhalinyarada iibisa hilibka.

Qaar ka mid ah dhalinyaradan ayaa Radio Beerlula u sheegay in hoos u dhac uu ku yimid sidii looga iibsan jiray hilibka markii ay socota lacagta shilinka Soomaaliga islamarkana ay sameyn ku yeelatay.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here