Kismaayo oo laga hirgeliyay guryo casri ah oo loo dhisay qaxootiga ka soo noqonaya Kenya iyo barakacayasha

0
549

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud luga dheer ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray 230 guri oo loo dhisay dadka ka oo noqonaya xeryaha barakacayasha dhadhaab ee dalka kenya kuwaasoo laga hirgeliyay magaalada Kismaayo.

Guddoomiyaha  guddiga barakacayasha iyo qaxootiga Jubbaland  Maryan ow cali guddoomiyaha gobolka jubbadda hoose Cabdirashiid Cabdulahi Gooni, iyo Agaasimaha wasaaradda arrimaha gudaha Aadan faarax gaarane ayaa ka waramaya ahmiyadda guryahan.

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa u mahad celiyay cid kasta oo gacan ka geystay hirgelinta guryahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here