Kooxada Sikompa oo 5-iyo 4 ugu awood sheegatay kooxda Midnimo

0
111

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka buulaxaableey ee magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh ugu socdo tartanka Ramadaan Cup oo loo qabtay Kooxaha ka dhisan Magaalada Baladweyne.

Galabta waxaa fooda is daray  kooxaha Midnimo iyo Sikoomba.

 

Labada koox ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo koox waliba ay dooneysay in guul guuleeysato  balse Kooxada Sikompa ayaa  5-iyo 4 ugu awood sheegatay kooxda Midnimo.